War Deg Deg ah:Ra,iisul wasaarihii Ethopia Meles Zenawi oo dhintay siday ay sheegeen idaacdaha ku hadlo afka dowlada

War hada soo dhacay ayaa sheegay in uu dhintay Ra,iisul wasaarihii Ethopia Meles Zenawi oo dadiisa aheed 57 sano xili la sheegay in muda uu xanuunsanaa iyadoona caawa adis ababa ay tahay goob la tiiraayadeeysan geeradii masuulkaasi.

Geeradi abraha qariniga cusub ayaa la qarinaayey sida Alan sharoon oo wali la sheegin geeridiisa lakiin dhintay muda ka hor.

Halkaan ka daalaco warka cadeenta dhimashada melez 

Dhanka kale Dhimashada Ra,iisul wasaarihii Ethopia Meles Zenawi ayaa soo dhaweyay Soomaali badan oo dhib iyo xasuuq ku haayey tanina waxay meesha ka saree in Soomaliya hesho nabad iyo kala danbeen madaama uu ahaa shaqsiga sida weyn uga haayey faragalinta tooska ah Ee Siyaasadda Soomaaliya.

Ugu Danbayntii Jaraa,idka iyo idaacadaha ku hadla afka Dowlada ayaa sheegay warkaan dhimashada Meles Zenawi iyadoona maal mahaan muran la geeliyey dhimashadiisa.